Ciyaal Weero Cimaamado wata oo caawa lagu soo qabtay Howlgal la sameeyay (Sawirro)

Ciidanka booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta guud ee Gobolka Banaadir ayaa caawa howlgal amni xaqiijin ah ay ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho kusoo qab qabtay kooxo ciyaal weero ah. Booliiska ayaana intii ay howlgalka wadeen gacanta ku dhigay dhallinyaro badan oo ciyaal weero ah , kuwaas oo watay tooreeyo, baangado iyo mindiyo, … Continue reading Ciyaal Weero Cimaamado wata oo caawa lagu soo qabtay Howlgal la sameeyay (Sawirro)